Wax soo saarka shirkada waxaa ugu horeeyo:
1.Xawaashka Idil: Waa
xawaash shiidan lehna dhandhan iyo udgoon sare. Wuxuu ka koobanyahay Xawaash buurbuur, Xawaash dhuudhuub, Filfil, Heyl,
Qorfe, Dhagayare, Joos, Sanjabiil, Sactar, Xulbad, Huruud iyo Cusbo. Waxaad u
heli kartaa xirmo 10gram iyo 50gram.
2.Basbaas Gaduud: Waa
basbaaska nooca gaduudan oo la shiiday waxaana lagu kordhiyay Sanjabiil,
Toon, filfil, xabatsowdo, basal, dhagayare, qorfe, cusbo, joos iyo Cusbo si dhadhanka iyo carafta sare loogu qaado. Waxaad u
heli kartaa xirmo 50gram ah.
3.Qaxwo Nashaad: Waxaa laga
diyaariyay bun jamra ah sidoo kale waxaa lagu kordhiyay Qorfe, Sanjabiil iyo
Joos si sare loogu qaado tayada, dhandhanka iyo carafta.. Waxaad u heli
kartaa xirmo 125gram ah.
|
Jadiin Food Processing Company
Dooqa Dhadhankaaga
Friday, March 20, 2020
Xawaashka Idil, Basbaas Gaduud, Qaxwo Nashaad
Thursday, March 19, 2020
Subscribe to:
Posts (Atom)