Friday, March 20, 2020

Xawaashka Idil, Basbaas Gaduud, Qaxwo Nashaad




Wax soo saarka shirkada waxaa ugu horeeyo:


1.Xawaashka Idil: Waa xawaash shiidan lehna dhandhan iyo udgoon sare. Wuxuu ka koobanyahay Xawaash buurbuur, Xawaash dhuudhuub, Filfil, Heyl, Qorfe, Dhagayare, Joos, Sanjabiil, Sactar, Xulbad, Huruud iyo Cusbo. Waxaad u heli kartaa xirmo 10gram iyo 50gram.

2.Basbaas Gaduud: Waa basbaaska nooca gaduudan oo la shiiday waxaana lagu kordhiyay Sanjabiil, Toon, filfil, xabatsowdo, basal, dhagayare, qorfe, cusbo, joos iyo Cusbo si dhadhanka iyo carafta sare loogu qaado. Waxaad u heli kartaa xirmo 50gram ah.

3.Qaxwo Nashaad: Waxaa laga diyaariyay bun jamra ah sidoo kale waxaa lagu kordhiyay Qorfe, Sanjabiil iyo Joos si sare loogu qaado tayada, dhandhanka iyo carafta.. Waxaad u heli kartaa xirmo 125gram ah.

No comments:

Post a Comment